Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Erdogan oo wax ka badalay siyaasaddii ku wajahnayd Reer Galbeedka
    Somalia

    Erdogan oo wax ka badalay siyaasaddii ku wajahnayd Reer Galbeedka

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 16, 2023Updated:July 16, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha dalka Turkiga, Recep Tayyip Erdogan ayaa todobaadkan qaaday tallaabo weyn oo uu ku xoojinayo xiriirka dalkiisa uu la leeyahay reer Galbeedka.

    Wuxuu badalay hannaanka siyaasadda, isagoo si degdeg ah u sameeyay qaabkii uu u xalin lahaa dhibaatada dhaqaale ee daba dheeraatay, ee ka sii dareysa ee dalkiisa uu la ildaran yahay.

    Erdogan ayaa isniintii ka yaabiyay xulafadiisa isbaheysiga militariga ee NATO, markii uu si lama filaan ah uga tanaasulay diidmadiisa codsigii Sweden ee ahaa in ay ku biirto isbaheysiga militariga.

    Saacado ka hor inta uusan imaan dalka Lithuania, Erdogan waxa uu dhalleeceeyay Sweden inay ku guuldareysatay in ay wax ku filan ka sameyso joojinta argagixisada, waa sida uu hadalka u dhigay.

    Isbadalka degdega ah ee Erdogan,ayaa waxa uu hoosta ka xariiqayaa in Madaxweynaha cusub ee dib loo doortay uu mudnaanta siinayo hagaajinta xiriirka diblomaasiyadeed ee reer galbeedka, iyo in loo xaqiijiyo soo dhoweynta maalgashadayaasha shisheeyaha ah ee Turkiga ka fogaaday sannadihii u dambeeyay dhibaatooyinka dhaqaale.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.