Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Ergooyin Xasan soo diray oo Kismaayo ku qulqulaya
    Somalia

    Ergooyin Xasan soo diray oo Kismaayo ku qulqulaya

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 5, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Odoyaal Somalida Kenya ah oo Villa Somaliya soo abaabushay,way utageen Axmed,waase soo qanciyay oo waxay la qaateen in uu hawshiisa wato Axmed Madoobe

    Xasan iyo Axmed wada hadal dhexmaray,waxa uu Axmed ku yiri..”Isoo dir Faarax Cadiqaadir aan si dhab ah uwada hadalnee Dad kalaan kale iskadaa”.

    Kadib Xasan,waxa uu la hadlay Xamse oo ku yiri udir Dad Adiga kaa socda,waana mida keentay in uu diro Talyihii Booliska Ninkii laga qaaday Sulub iyo Laba Nin oo kale.

    Ergada Sulub hogaaminayay,waxa ugu weyn ee ay la Shir yimaadeen,waa Lacagtii Kabida Miisaaniyada Qaybti JL,ayaan wadnaa oo laguu dii daynayaa Axmedoow nasoo raac,waase ku hungoobeen.

    Dhanka kale in ka badan 40 Xildhibaan oo JL ku matala Labada Aqal ee Baarlamaanka Fadaraalka,ayaa ku wajahan Kismaayo.

    Axmed Madoobe hawshiisa doorasho,ayuu wataa,waxayna umaraysaa diyaargarowgeedu heer gabagabo.

    JQ .

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.