Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Itoobiya oo ka walaacsan hawlgalka cusub Midowga Afrika Ee Somaliya
    Somalia

    Itoobiya oo ka walaacsan hawlgalka cusub Midowga Afrika Ee Somaliya

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 28, 2024Updated:August 28, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    “Hawlgalka cusub ee Midowga Afrika ee la geyn doono Soomaaliya waa mid ay khataro ka buuxaan”.Ayay turi Itoobiya.

    Itoobiyaanku,waxay ka walaacsan yihiin hawlgalka cusub ee Midowga Afrika ee Somaliya ka fulaya 2025,sababta wal walka gelisayna,waa Masaarida qayb ka ah.

    Masar iyo Itoobiya,waxaa ka dhaxeeya loolan adag,gaar ahaan Biyaha Webiga Niil,waxayna Masaaridu maalmihii udanbeeyay kusoo daabulaayeen Hub iyo Saraakiil Ciidan Somaliya.

    Maalinkii Shalay,ayaa ugu danbaysay oo Diyaarado sida Saanad Milleteri oo ay la socdaan Saraakiil Masaariya ay kasoo dageen Garoonka Aadan-cade ee Muqdisho.

     

    Halkan ka akhriso Warqada Itoobiya:-

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.