Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faafaahinta weerarkii hoobiyayaasha Ee lagu qaaday Villa Somaliya
    Somalia

    Faafaahinta weerarkii hoobiyayaasha Ee lagu qaaday Villa Somaliya

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 25, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Faafaahin dheeraad ah,ayaa ka soo baxaya weerrar loo adeegsaday Madaafiic hoobiyayaal ah oo maanta lagu qaaday xarunta Madaxtooyada iyo agagaaraheeda ee Magaalada Muqdisho.

    Ugu yaraan Shan Qof oo rayid ah,ayaa la sheegay inay ku dhawaacmeen madaafiicdaasi oo uu ku jiro canug yar oo shan sanno jir ah. Dadka qaar ayaa sheegay in qaraxyada ay maqleen ay gaarayeen illaa todoba Madfac oo aaggaasi ku soo dhacay.

    Dadka Deegaanka,ayaa sheegaya in Madaafiicda qaar ay ku dhaceen Guriga Gudoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Fadaraalka Somaliya,Shiikh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) kaas oo ku yaal xayndaabka xarunta madaxtooyada Villa Somaliya.

    Qaar kale ay ku dhaceen Guri u hore u deganaan jiray isla Gudoomiyaha Golaha baarlamaanka oo aan ka fogayn guriga uu deggan yahay ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre,iyadoo qaar kalana ay ku dhaceen xaafaddaga ka ag-dhaw Madaxtooyada.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.