Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faah-faahin weerarkii Maqaaxida Luulka Badda Ee lasoo afjaray
    Somalia

    Faah-faahin weerarkii Maqaaxida Luulka Badda Ee lasoo afjaray

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 10, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Sagaal Qof oo Lix ka mid ah ay yihiin Shacab iyo Saddex Askari,ayaa ku geeriyooday weerarkii argagixisada ee Maqaaxida Luulka Badda.

    10-Qof,ayaa ku dhaawacmay weerarkaas oo lasoo af-jaray saqdii dhexe ee Xalay.

    84 Qof oo ay ku jiraan Carruur,Haween iyo Waayeel,ayaa laga soo badbaadiyay argagixisada.

    Argagixisada arxanka daran ee Shabaab,ayaa ku faanay in ay fuliyeen weerarkaas.

    Ciidamada iyo Shacabka Geeriyooday rabbi ha’unaxariisto,

    Si gaar ah Ciidanka fuliyay hawlgalka,waxay mudan yihiin qadarin iyo karaamayn.

    Argagixisadu waa Cadowga bini’aadamka oo idil.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.