Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faahfaahin Ciidamada JL ka goostay iyo hawlgalka Raaskanbooni
    Somalia

    Faahfaahin Ciidamada JL ka goostay iyo hawlgalka Raaskanbooni

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 26, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Si walba haku timaado Ciidan daraasiin ah,ayaa JL iska dhiibay oo ugalay kuwa DFS ee Raaskanbooni la keenay.

    Ciidanka isdhiibay,waxay kala ahaayeen kuwo Doon saarnaa oo Jihadu ka luntay iyo kuwo Raaskanbooni Gudaheeda lagu tababarayay oo la dhexgalay.

    Balse JL uma hakan,waxayna gaarsiisay 8-Km meel ujirta Raaskanbooni Ciidamo ilaa Afar raac ah.

    Qorshaha JL,waa in ay halkaas iskugu gayso 1000-Askari oo go’doomiso Ciidamada DFS ee Raaskanbooni.

    Sidoo kale,waxay JL Ciidanka isla Xalay ugu daabushay halkaas in ay kaga hormarto Jasiirada Kudhaa Ciidamada DFS ee Raaskanbooni laga dajiyay.

    Qorshaha Ciidanka Raaskanbooni laga dajiyay,ayaa ahaa in ay Maantay Subixii hore usoo guuraan Kudhaa oo ay Difaac halkaas ka xirtaan.

    JL ilaa iyo hada maysan ku guulaysan in ay xirto Garoonka Diyaaradaha Raaskanbooni ee ah Isha kaliya ee ufuran Ciidanka DFS.

    Raaskanbooni dhanka Badda maahee Bariga looma talaabi karo oo Nabad-diidka,ayaa dhooban kuna jira heegan.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.