Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faahfaahin dagaalka Caasimada Sudan ka socda
    Somalia

    Faahfaahin dagaalka Caasimada Sudan ka socda

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 14, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Khariiradan waa sida ay ukala haystaan Magaalada Khartuum Caasimada Sudan Ciidamada iska soo horjeeda.

    Calaamada Cagaarka waa qaybaha ay haystaan Milleteriga Sudan.

    Calaamada Guduudka waa Aagaga ay haystaan Maleeshiyada RSF.

    Sida muuqata inta badan Magaalada,waxaa maamula Ciidamada Milleteriga Sudan,wayna ka awood badan yihiin kuwa RSF.

    Balse culayska haysta,ayaa ah in kuwa RSF ay ku dhex dagaallamayaan Xaafadaha oo ay gabaad ka dhiganayaan Guryaha,Isbitaalada iyo Iskuulada.

    Sacuudiga,ayaa waxaa ka socda wada xaajood ay dhinacyadu aqbaleen in ay fulinayaan,waxii lagu heshiiyo.

    Inkastoo hadana dagaalku sii socdo.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.