Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faahfaahin duqayna Maraykanka Ee Xuutiyiinta
    Somalia

    Faahfaahin duqayna Maraykanka Ee Xuutiyiinta

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 6, 2025Updated:April 6, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    70 ka badan,ayaa lagu dilay oo ay ku jiraan Saraakiil sare doqaynta Maraykanka.

    Duqeynta Mareykanka ka fuliyay Deegaanka At-Tuhayta ee koonfurta Yemen,ayaa lala beegsaday kulun sir ah oo ay isugu yimaadeen saraakiil sare oo ka tirsan kooxda Xuutiyiinta.

    Weerarkan,ayaa si weyn u gilgilay hogaanka ururka, isagoo abuuray cabsi iyo feejignaan cusub oo ku saabsan dabagalka iyo sirdoonka Mareykanka, taas oo si toos ah u saameysay awoodooda dhaqdhaqaaqeed.

    Sidoo kale, xiriirka isgaarsiinta iyo nidaamka maalgelinta kooxda,ayaa galay jahawareer kadib markii lagu dilay mas’uulkii xogta iyo dhaqaalaha, taas oo sababtay dhibaato weyn oo ku timid xiriirka gudaha ee kooxda.

    Duqeyntan waxay u muuqataa mid si xeel dheer loo qorsheeyay, taasoo calaamad u ah in Mareykanku bartilmaameedsanayo xarumaha istiraatiijiga ah ee kooxda Xuutiyiinta, si loo wiiqo awoodooda iyo xiriirkooda gudaha.

    Xigasho:-Alcarabiya.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.