Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faahfaahin Duulimaadka Itoobiya Airlines Ee sababy ina ay ka guurto Hawada Somaliya
    Somalia

    Faahfaahin Duulimaadka Itoobiya Airlines Ee sababy ina ay ka guurto Hawada Somaliya

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 1, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Duullimaadka 602 ee diyaaradda, oo ka soo duushay Addis Ababa kuna socotay Dubai todobaadkii hore; Ethiopian Airlines ayaa BBC-da u sheegtay in ay heleen xog ku saabsan in diyaaradda Qatar Airways ay ku soo wajahan tahay oo ay hawada ku soo jirto.

    Shirkadda,ayaa xustay in diyaarada Qatar oo ku duuleysa hawada Soomaaliya ay ku soo wajahnayd diyaarada Ethiopian Airlines islamarkana sare looga qaaday diyaaradda jawigii ay ku duuleysay iyadoo ogolaansho ay siiyeen shaqaalaha hawada Muqdisho.

    Ethiopian Airlines,ayaa sheegtay in masaafada labada diyaaradood u dhaxeysay ay ahayd 23 KM.

    Maamulka duulista hawada Soomaaliya,ayaa arrintaasi beeniyey,iyadoo sheegtay in masaafada labada diyaarad u dhaxeysay aysan ahayn mid halis ah.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.