Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faahfaahin fududaynta cunaqabataynta Hubka Ee Somaliya
    Somalia

    Faahfaahin fududaynta cunaqabataynta Hubka Ee Somaliya

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 29, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Hubka Somaliya loo fasaxayo waa noocee?

    Taangiyada kuma jiraan.
    Diyaaradaha kuma jiraan.
    Madaafiicda qaar kuma jiraan.

    Yay Hubka ka keensan kartaa?

    Dowladaha loo cayimay,ayaa kala ah…

    1.Maraykanka.
    2.Shiinaha.
    3.Masar.
    4.Turkiga.

    Arimaha farsamo ahaan in laysyla fahmo ay tahay,waxaa ka mid ah…

    1.DFS iyo DG in ay isla waafaqaan wadaaga Hubka,hayntiisa,maamulidiisa iyo soo iibintiisa.

    2.DFS iyo DG in ay isla fahmaan Siyaasada Amniga ee ay hoos imaanayso dib udhiska Ciidanka Qaranka.

    Hubka loo ogol yahay Somaliya in ay soo iibsato waa midkii horayba sida qarsoon looga soo gadan jiray Itoobiya.

    DFS,SL iyo PL,ayaa si caadiya Hubka uga soo iibsada Warshada Hubka ee Itoobiya.

    Bilo ka hor PL iyo SL,waxaa kasoo gaaray Itoobiya Gawaari door ah oo Hub sida.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.