Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faahfaahin guulihii dagaalkii Shalay ee Laascaanood
    Somalia

    Faahfaahin guulihii dagaalkii Shalay ee Laascaanood

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 19, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waa Guul Taariikhi ah in gabi ahaanba la xiray Wadadii Oog ee gurmarka dhaawaca iyo Saadku usoo marayay SNM.

    Ciidanka Difaaca Sool,ayaa isku fidiyay dhamaan Jidadka isku xira Oog iyo Gobolka Sool intiisa kale.

    Gaar ahaan Wadada Laamiga ah oo xooga la saaray Labadii Dagaal ee ugu Danbeeyay kuwaas,ayaa jab xoogan lagu gaarsiiyay Ciidamada SNM.

    Dhanka SNM,waxaa la xaqiijiyay in Burco la gaarsiiyay 84-dhaawaca iyo 38-dhomasho ah oo Ciidankooda ah.

    Dhanka Beelaha SSC Waxaa soo xarooday gurmadkii Labaad oo Beelaha lagu qoray kuwaas oo gaaraya kumanaan Askari.

    Dhanka Beelaha Harti,waxa dhamaan soo wada xarooday Tiradii ugu Badnayd ee loo baahnaa.

    Sida lawada sigayo,waxaa dhiman Dagaalkii Lagu kala bixi lahaa ee Gooja-cade lagu soo afjari lahaa.

     

    Halkan ka daawo khasaare la gaarsiiyay SNM

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2023/05/VID-20230519-WA0008.mp4

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.