Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faahfaahin hadalka Safiirka Ee uu kaga hadlay sugnaanta Hubka iyo Cunaqabataynta
    Somalia

    Faahfaahin hadalka Safiirka Ee uu kaga hadlay sugnaanta Hubka iyo Cunaqabataynta

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 24, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waxa uu ka hadlay Safiirka Maraykanka ee Somaliya,waa Maqsin lagu kaydinayo Rasaasta loogu talagalay Ciidamada dagaalka kula jira argagixisada.

    “Bakhaar kayd Hub oo la nadiifiyay,kadibna Rasaasta la dhigayo loo samaynayo Sumad oo aan lala bixi karin ayay Dowlada Maraykanku maalgelisay”.

    Somaliya ayay ceeb ku tahay xataa in ay awood uyeelan waydo diyaarinta Bakhaaro kayd.

    Maraykanka oo adeegsanaya Gacanta Masar,ayaa keena Xamar Rasaas iyo Qoryaha fudud oo loogu talagalay dagaalka argagixisada.

    Kaydkan la sameeyay waa mid lagu haynayo Rasaastaas iyo Qoryahaas fudud,iyagoo sumad leh oo sugan si aysan Gacan kale ugelin.

    Maraykanku,waxuu maalgelinayaa guud ahaan Kaydadkii Hubka ee Somaliya dib udayactir lagu samaynayo.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.