Hal Qof oo shacab ah,ayaa ku naf waayay Gantaalada Iran ay ku tuurtay Imaraadka Carabta.
Sidoo kale,waxaa jira khasaare burbur hantiyadeed ah.
Dowlada Imaaraadka Carabtu,waxay sheegtay in lagu soo xadgudbay qaranimadeeda oo ay isdifaacayso.
Weerarada Iran ku ekaysiisay Wadamada Carabta,wuxuu hiil uyahay Maraykanka-Israa’iil oo waxaa kala jabaya aragtida caalamka Islaamka ee dagaalkan.
Dagaalku hada,waa ka gudbay sida ay Dadka caadiga ah ee Islaamku u arkayeen ee ahayd in uu yahay mid udhaxeeya Gaalo iyo Islaam.
Haatan dagaalku,waa mid udhaxeeya Muslimiinta Sunniga ah-xulufadooda iyo Shiicada reer Iran.
