Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Khudbad macno leh,ayuu ujeediyay Madaxweyne Deni Shacabka Somaliyed.
    Puntland

    Khudbad macno leh,ayuu ujeediyay Madaxweyne Deni Shacabka Somaliyed.

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 27, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Khudbadii Jamhuuriyada,ayuu jeediyay Madaxweyne Deni,wuxuuna buuxiyay doorkii Madaxweynaha Qaranka,isagoo muujiyay awood iyo in uu yahay hogaamiye hogaamin kara Wadanka.

    Khudbadan,waa xog waran iyo soo gudbin xogtii laga ogaaday dadadaaladii lasoo waday Todobaadyadii ugu danbeeyay ee badbaadinta Dowladnimada Somaliyed.

    Waa khudbad hogatusaalayn wadata iyo dardaaran ku fadhiya waaqaca.

    Khudbadan,waxaa la oran karaa,waa khudbad Shacabka Somaliyed loogu soo gudbiyay Mw Xasan Shiikh,hab dhaqankiisa,hab fikirkiisa,rabitaankiisa iyo ujeedooyinkiisa.

    Waa khudbad sagootin Muqdisho ah iyo gunaanadka dadaaladii lasoo waday Labadii Todobaad ee ugu danbeeyay.

    Khudbad macno leh,ayuu ujeediyay Madaxweyne Deni Shacabka Somaliyed.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maraykanka oo garaacis ku ekeeyay Xeebaha Iran

    September 2, 2026

    Wada shaqaynta Booliska iyo hay’adaha kale Ee Dowlada oo laga Shiray

    September 2, 2026

    Faallo:-Xasan Shiikh oo Somaliya usoo raray loolanka Quwadaha

    September 2, 2026
    Latest Posts

    Maraykanka oo garaacis ku ekeeyay Xeebaha Iran

    Wada shaqaynta Booliska iyo hay’adaha kale Ee Dowlada oo laga Shiray

    Faallo:-Xasan Shiikh oo Somaliya usoo raray loolanka Quwadaha

    Putin oo ku dhawaaqay in uu dagaalka Ukrain jpojiyo

    Maraykanka oo weeraro ku ekeeyay Ilaalada Kacaanka Iran

    Puntland:- Go’aano kasoo baxay Shirka Amniga Gobola Bari.

    MUDUG: Maxaa kasoo baxay Shirka Amniga ee ka dhacay Gaalkacyo?

    Madaxweyne Deni oo magacaabaya Agaasimayaal Guud

    Madaxweyne Cirro oo booqanaya Mareykanka & dadaalka uu wado Xassan Shiikh

    Puntland is a territory the U.S. has specifically earmarked with in Somalia.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.