Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faahfaahin khasaaraha ka dhashay weerarkii Hotel SYL Muqdisho
    Somalia

    Faahfaahin khasaaraha ka dhashay weerarkii Hotel SYL Muqdisho

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 15, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Haysashadii kooxda Al-Shabaab ee Hotel u dhow madaxtooyada Somaliya ayaa lasoo afjaray Jimcaha maanta ah, kadib 13 saac, ayada oo la dilay dhammaan dableydii kooxda, waxaa sidaas xaqiijiyey sarkaal ka tirsan booliska.

    Dagaalamayaal hubeysan ayaa weerar rasaas ah xalay ku galay Hotelka SYL, ayada oo Al-Shabaab ay mas’uuliaydda ku sheegatay bayaan ay soo saartay.

    Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliya Col. Qaasim Axmed Rooble ayaa sheegay in weerarka ay ku dhinteen saddex askari oo ka tirsan ciidamada ammaanka, halka 27 qof oo kale ku dhaawacmeen.

    Dadka dhaawaca ah ayaa isugu jira 18 shacab ah iyo 9 askari, sida uu sheegay. Waxa sidoo kale uu sheegay inay jiraan saddex xildhibaan oo uu soo gaaray dhaawac fudud, kuwaas “oo hadda shaqooyinkooda caadiga ah ku laabtay.”

    Afhayeenka ayaa sheegay in ciidamada amniga ay toogteen dhammaan dablaydii kooxda Al-Shabaab ee soo weerartay Hoteel SYL, kuwaas oo ahaa Shan Qof.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.