Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faahfaahin khasaarahaka dhashay Qaraxyadii dhacay
    Somalia

    Faahfaahin khasaarahaka dhashay Qaraxyadii dhacay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 21, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ku dhowaad Lix Askari ayaa lagu soo warramayaa inay ku dhinteen qaarxyo kala duwan oo ka dhacay inta u dhaxaysa Magaalada Muqdisho iyo Afgooye.

    Laba qarax oo waaweyn ayaa saaka laga maqlay duleekda magaalada Muqdisho, kadib markii walxaha qarxa laga soo buuxiyay gawaari.

    Qaraxa koowaad ayaa la sheegay inuu ka dhashay gaari walxaha qarxa lagu raray oo uu kaxeynayay nin doonayay inuu isku qarxiyo bar kantotool oo ay joogeen ciidamada amaanka oo ku taala waddada u dhaxaysa Muqdisho iyo afgooye gaar ahaan agagaarka degmada Garasbaaley.

    Lix askari ayaa la sheegay inay ku dhinteen qaraxaasi halka kuwa kalena ay ku dhaawacmeen.

    Qarax kale oo isna la sheegay inuu ahaa gaari nooca raaxada ah oo walxaha qarxa lagu soo raray ayaa la sheegay in ciidamada amaanka ay hor istaageen gudaha xaafadaha ku teedsan waddada Muqdisho iyo Afgooye u dhaxaysa.

    Waxaa qaraxaasi waxyeelo ka soo gaaray guryihii halkaas ka ag dhawaa, balse lama soo sheegin khasaare dad soo gaaray.

    Kooxda Al-shabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda qaraxaasi.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.