Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faahfaahin kulanka Xisbiyada Siyaasada Puntland.
    Somalia

    Faahfaahin kulanka Xisbiyada Siyaasada Puntland.

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 16, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Shalay,ayuu soo bilowday,saakay ayay markale iskugu soo laabteen,Jimcaha way nasanayaan,waxayna soo Afmeerayaan Sabtida.

    Maxay ku heshiiyeen?

    1.100% in ay Dimuqraadiyada kawada qaybgalaan oo ay Doorashada wada aadaan.

    2.Waxay si buuxda oo iswaafaqsan ugu xaqiijiyeen PEC in ay Doorashada kawada qaybgalayaan oo ay bilaabi karto wacyigelinta.

    Maxay weli dhiraandhirinayaan?

    1.Gudoomiye Jabiye oo arimo yaryar xalisanaya oo wakhti la siiyay.

    2.Gudoomiyaha Xisbiga Mustaqbal Siibad iyo ku xigeenkiisa Cabdikaafi oo khilaafkooda xalintiisa wakhti la siiyay.

    Ugu danbayn Sabtida,waxay soo wada saari doonaan Warmurtiyeed ay si buuxda Doorashada ugu Aadayaan Lixda Xisbi.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.