Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faahfaahin kulankii Mucaaradka PL iyo Qarmada Midoobey?
    Somalia

    Faahfaahin kulankii Mucaaradka PL iyo Qarmada Midoobey?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 11, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Kulankii Mucaaradka iyo Qarmada Midoobey?

    Wakiilka QM,Waxay la kulantay Mucaaradka aan Xisbiyada ku jirin.

    Xisbiyada Mucaaradka ah in aysan la kulmin Wakiilka Xoghayaha Guud,waxaa lagu sababeeyay in aysan arag Xisbiyo Firfircoon oo Dimuqraadiyad ka shaqaynaya ee kaliya ay muuqdeen Rag Kursi isku haysta.

    Maxay kala hadashay?

    1.Waxay usheegtay in xasiloonida PL la ilaaliyo,sababtoo ah waa muhiim ay BC si gaar ah u aragto,Somaliduna ku faanto.

    2.Waxay usheegtay MW Deni ay ka dalbatay in uu wada hadal furo oo uu aqbalay.

    3.Waxay usheegtay 8-da Jan iyo 25-Feb in ay isku mid yihiin oo ay dulqaad sameeyaan.

    Dhankooda Mucaaradka?

    1.Waxay ugu jawaabeen in aysan wax khatar ku ah amniga PL qayb ka noqonayn.

    2.Waxay ugu jawaabeen wada hadal in ay Saacadanba diyaar uyihiin.

    3.Waxay ugu jawaabeen 25-Feb in ay ka horayso heshiis laga gaaro doorashada.

    4.Waxay ugu jawaabeen Adigu ma xaqiijinaysaa in uu ku qabanayo Doorashada 25-ka Feb.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.