Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faahfaahin sida uu dhacay Dilka hogaamiyihii Xamaas Yahya Sinwaar
    Somalia

    Faahfaahin sida uu dhacay Dilka hogaamiyihii Xamaas Yahya Sinwaar

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 18, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waxaa lagu dilay Xuduuda Masar Guri ku yaal oo uu ku dhuumaalaysanayay,isagoo dagaalamaya ayay qabsatay.

    Israa’iil dhan walba horay ayay uga go’doomisay oo ciriiri ugalisay Sinwaar oo waxuu gaaray heer Isgaarsiinta oo idil uu ka fogaado iskana reebo Dadkii oo dhan kaliya Waraaqo,ayuu amarka ku bixinayay.

    Dilkiisa,waxay utahay Guul kale oo ay gaartay Israa’iil iyo dhabarjab weyn oo ku dhacay Xamaas.

    Israa’iil way gaartay yoolkeedii ahaa in ay wiiqdo kooxaha Falastiniyiinta ee iska caabinta ku jira oo Qasa Gantaaladii uga soo dhacayay,waa joogsadeen,wayan kala xirtay Magaaladii oo Bad iyo Dhulba,waxaa uga doo geli kara oo kaliya Raashin.

    Netanyahu fursad Siyaasadeed ayay utahay guulaha uu ka gaaray dagaalka Shiicada Bariga Dhexe.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.