Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faahfaahin weerarka Alshabaab Ee Magaalada Balcad
    Somalia

    Faahfaahin weerarka Alshabaab Ee Magaalada Balcad

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 6, 2024Updated:April 6, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Duqa Magaalada Balcad Qaasim Cali Nuur,ayaa sheegay in la dilay 11 ka mid ah Al-shabaabkii kadib weerar ay soo qaaday, isaga oo halwgalkaas ku tilmaamay mid lagu guulystay.

    “Ciidamada Qalabka sida iyo kuwa Deegaanka,ayaa saaka araxda ka jabiyay kooxaha dheeriga ah ku ah Adduunyada (Al-shabaab) oo saaka jab xoog leh loogu geystay degmada Balcad”Ayuu yiri Jen. Dayax Cabdi Cabdulle oo la hadlayay warbaahinta Dowladda.

    Dhanka kale Al-Shabaab,ayaa sheegtay in Gaari walxaha Qarax laga soo buuxiyay ay ku qarxiyeen xarunta nabad sugidda ee magaalada,waxaana ay sheegeen inay khasaare xooggan gaarsiiyeen Ciidamada Dowladda.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.