Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faahfaahin weerarka ka dhacay Magaalada Qudus
    Somalia

    Faahfaahin weerarka ka dhacay Magaalada Qudus

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 30, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ammaanka,ayaa sare loo qaaday Magaalada Quddus ka dib toogashada Saddex Qof iyo dhaawaca16 kale.

    Afhayeen u hadlay Booliiska Israa’iil,ayaa sheegay “Dadka dhaawacmay, Saddex ka mid ah waxay ku sugan yihiin xaalad halis ah inta soo hartayna waxaa soo gaaray dhaawacyo heerar kala duwan ah”.

    Boolisku waxay sheegeen in weerarka ay fuliyeen Laba argagixiso oo hubaysan, oo walaalo ah oo 30 jir ah, waxayna ka yimaadeen xaafadda Zur Baher ee Bariga Jerusalem abaaro 07:40 wakhtiga maxaliga ah.

    Kooxda weerarka geysatay ayaa Toogtay Dad rayid ah oo ku sugnaa Boosteejooyinka Basaska iyo goobaha gaadiidka laga raaco.

    Labada Nin ee Toogashada fuliyay,ayaa u adeegsaday Qoriga M-16 iyo Qori kale oo Gacanta lagu qaato.

    Waxaa xusid mudan in Laba Askari oo Israa’iili ah oo aan shaqada ku jirin iyo qof rayid ah oo ka ag dhawaa goobta uu weerarku ka dhacay,ayaa sababtay in Labada Nin ee weerarka soo qaadday la toogto.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.