Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faahfaahin weerarka ka dhacay Wadanka Jarmalka
    Somalia

    Faahfaahin weerarka ka dhacay Wadanka Jarmalka

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 21, 2024Updated:December 21, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Laba Qof,ayaa ku dhintay oo uu ku jiro ilmo yar,waxaana ku dhaawacmay 68-Qof weerarka ka dhacay Magaalada Magdeburg ee Jarmalka.

    Ninka weerarka gaystay,ayaa ah Dhakhtar 50 jir ah oo u dhashay Sacuudi Carabiya, kaasoo ku noolaa Jarmalka tan iyo 2006-dii.

    Suuqa Christmas-ka oo ah mid aad u mashquul badan,ayuu Gaari la dhex qaaday Danbiilaha Sacuudiga udhashay Dadkii faraha badnaa ee ka adeeganayay,isagoo ilaa 400-Mitir ku dhex waday.

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2024/12/zkYZ4GXkMIkk_b4U.mp4

    Madax badan oo caalamka ah,ayaa muujiyay sida ay uga xun yihiin weerarka oo ay ugu horeeyaan Maraykanka iyo Faransiiska.

    Waxaa bilowday Mudaaharaadyo looga soo horjeedo soo galootiga,kadib weerarka ugaystay Ninka Dhakhtarka ah oo aysan fakhri iyo Nolol ku adkaaday ugayn laynta Dad aan waxba Galabsan oo Rayid ah.

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2024/12/48ala2IP4qweKUuN-1.mp4
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.