Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faahfaahin weerarkii Drons-ka Ee Ukrain ku qaaday Ruushka
    Somalia

    Faahfaahin weerarkii Drons-ka Ee Ukrain ku qaaday Ruushka

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 4, 2025Updated:June 4, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ruushka,waxaa lagu qaaday weerar loo adeegsaday Drons oo sababay khasaare baaxad leh.

    40- Diyaaradaha dagaalka Ruushka,ayaa lagu burburiyay weerarkaas,waxaana meesha laga saaray difaacii Cirkaee  Ruushka 34%.

    Khasaaraha kasoo gaaray Ruushka weerarkaas,waxaa lagu qiyaasay $ 7- Bilyan.

    Weerarkan,waxaa fulisay Ukrain oo isticmaashay Drons raqiis ah oo Dadka caadiga ah ay iibsan karaan,kuwaasoo laga hagayay gudaha Ukrain.

    Ukrain,waxay sheegtay in ay diyaarinaysay weerarkan 18- kii Bilood ee ugu danbeeyay,iyadoo lagu diyaariyay dhisme ku dhagan Xarunta Wardoonka Ruushka.

    117 Drons oo lagu soo qariyay Baabuurta Xamuulka qaada oo si fudud uga soo gudbay Baraha Kayntaroolada Ruushka.

    Laba Saldhig oo waa weyn una jira Xuduuda Ukrain 4000- km iyo 2000- km,ayaa weerarka lagu ekaysiiyay.

    Weerarkan,ayaa ku noqday Ruushka Wajigabax weyn,waxaana ceeboobay hay’adiisii sirdoonka.

    Idil News.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Jubaland oo garab istaagtay mucaaradka Muqdisho.

    September 24, 2025

    Xasan Shiikh oo dabin siyaasadeed ugu dhacay Mucaaradka Xamar

    September 24, 2025

    Jen.Qalyare oo Aas qaran loogu sameeyay Garowe

    September 24, 2025
    Latest Posts

    Jubaland oo garab istaagtay mucaaradka Muqdisho.

    Xasan Shiikh oo dabin siyaasadeed ugu dhacay Mucaaradka Xamar

    Jen.Qalyare oo Aas qaran loogu sameeyay Garowe

    Xog:-Maxaa kala socotaa mashruuca horumarinta Ee New Muqdisho?

    Xasan Shiikh oo baadigoob ugu jira isla sawirka Trump

    Markab sida 150-Kunteenar oo kusoo xirtay Bosaso

    Faallo:-Puntland oo Wayday Geesi Qaran

    Jeneral Qalyare oo qarax Miino ku Geeriyooday

    Xoghayaha Dowlada Hoose Ee Galkacyo oo la magacaabay

    Waynaynta Maalinta Nabada oo Puntland laga….

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.