Hawlgalka Gacanmarinta,ayaa udhacaya sida tan:-
1.Guuto 5-Aad,waxay wajahaysaa jihada Waqooyi ee Calmiskaad….
Wangable,Sixna,Karimo,Qandala ilaa Unuun.
2.Guuto 1-Aad iyo 2-Aad?
Ceelasha Aleelooyin,Miraale,Ceelka Sadow,Ceelka Cadayle ilaa Baallade.
3.Urur Ciidanka Badda ah?
1.Ceelasha Shakaalooyin,Ceelka Yucrineed ilaa Ceel Gobaad iyo Baaladaha sare.
Guud ahaan Ciidamada kuwajahan Baallade halkaas ayey Cagta iskaga darsan doonaan oo ilaa Laamiga gaari doonaan.