Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Olalaha Dimuqraadiyada oo si xawliya uga socota Puntland
    Puntland

    Olalaha Dimuqraadiyada oo si xawliya uga socota Puntland

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 19, 2024Updated:July 19, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waa bilow wanaagsan Dimuqraadiyadeena oo muujinaya hiigsigeena halka uu yahay.

    PL,waa Dhul ay ku nool yihiin Dad Somaliyed oo Dhalasho ahaan,Diin ahaan iyo Dhaqan ahaanba mid ah.

    Majiraan wax asaasiya oo aan ku kala duwanahay,kaliya,waxaan ubaahanahay Nidaam sal weyn oo Guntiisu fog tahay oo noo fuliya adeega baahiyeed ee aan qabno.

    1 Garsoor hufan.
    2.Amni.
    3.Caafimaad.
    4.Waxbarasho.
    5.Tamar.
    6.Wadooyin.
    7.Shaqo abuur.

    Sidoo kale,waxaan ubaahanahay in aan salka udhigno Nidaam ay kusoo hiran karaan haldoorka aqoonta iyo Dhaqaalaha wata ee Bulshooyinka kale ee caalamka oo aan Diinta iyo Dhaqanka ku kala duwanahay.

    Mustaqbal Ifaya,ayaa ka muuqda PL .

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.