Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faalllo:-Maxaa la gudboon Madaxweyne Xasan Shiikh xilligan?
    Somalia

    Faalllo:-Maxaa la gudboon Madaxweyne Xasan Shiikh xilligan?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 18, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha,waxaa laga rabaa in uu Afar Shay ku dhaqaaqo,kuwaasoo kala ah…

    1.In Shacabka SL iyo Muuse lakala reebo.

    2.In Shirka Garowe la qabto.

    3.In la hakiyo Dastuurka waxka badalkiisa.

    4.In looga faa’ideeyo Wadanka…

    B.Dayn cafinta fursadeeda.
    T.Cunaqabataynta Hubka fursadiisa.
    J.Diblomaasiyada Caalamku na tusay.

    Aduunku,wuxuu noo muujiyay rabitaan ah in aan Dowlad noqono oo aan dib ugu soo laabano masraxayada.

    Marka si fursadaas looga faa’idaysto,waa in aan kobcinaa Dowladnimadeena,waxayna ku xoogoobaysaa gudaha Dalka oo laga shaqeeyo.

    Xasan,wuxuu ku jiraa markiisii Labaad oo la doortay,waxaana hortaala taariikh in uu ka tago,wuxuu noqon doona hogaamiye si xun loo xasuusto ama mid dadaalay,inkastoo wakhti iska lumiyay.

    Somalidu,waxay ubaahan tahay isqaadasho,is aqbalaad iyo isku tanaasul.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.