Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Aadista Xasan Ee Aadan-yabaal maxay ka badali kartaa dagaalka Shabaab?
    Somalia

    Faallo:-Aadista Xasan Ee Aadan-yabaal maxay ka badali kartaa dagaalka Shabaab?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 19, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Daqiiqado ka hor,waxaa Hoobiyayaal lagu garaacay Xarunta Diblomaasiyiinta Shisheeye ee Xalane.

    Shalay Wadada kaliya ee Madaxdu marto markay Garoonka Diyaaradaha Aadan-cade usocoto,ayaa Qarax lagu weeraray kolonyadii MW,waxaana la burburiyay mid ka mid ah Sadexda Gaari ee Calanka la saaro,balse nasiib wanaag kii uu ku jiray MW ma noqon,malaha xogtaa ka khaldantay.

    Waxaa kasii horeeyay digniino amaan oo sababay in uu xirmo Garoonka Diyaaradaha Aadan-cade.

    Waxaa kasii horaysay in RW Itoobiya oo soo degaya lagu weeraro Hoobiyayaal.

    Tuuta xirashada iyo Aadista Aadan-yabaal ee Xasan Shiikh,waa Sanbuuse laga adimay,sababtoo ah….

    1.Argagixisadu Xamar ayay buux dhaafisay,waxayna si cad u weerarayaan Xarumihii muhiimka ahaa.

    2.Xasan Ciidan uma hayo dagaalka argagixisada xiligan.

    3.Xasan Dhaqaale uma hayo dagaalka argagixisada xilligan.

    4.Xasan taageero Shacab iyo mid Beelaha ah uma hayo dagaalka argagixisada xiligan.

    5.Xasan taageerada Siyaasiyiinta uma hayo dagaalka argagixisada xiligan.

    6.Xasan taageerada Beesha Caalamka uma hayo dagaalka xiligan.

    Fursada kaliya ee wax lagu badbaadin karo,waa isaga oo qirta in uu fashilmay taladana Dhulka dhiga,isla markaana aqbala waxa lagu taliyo.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.