Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Afrika,waxay ubaahi qabtaa hogaamiyayaal aragti iyo han leh.
    Somalia

    Faallo:-Afrika,waxay ubaahi qabtaa hogaamiyayaal aragti iyo han leh.

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 25, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waa dhab Kenya iyo guud ahaan Afrika,waxaa umuhiimsan meesha dantoodu taalo oo ay fursado ka heli karaan Galbeed ama Bari.

    Maraykanka,waxay kala shaqayn karaan Amaanka.

    Ruushka,waxay wadaagi karaan Ganacsiga.

    Shiinaha,waxay kala shaqaynsan karaan horumarka.

    Balse Madaxda Afrika Dal iyo Dad uma daneeyaan intooda badan oo tooda ayay ilaalsadaan,waana mida keenaysa in ay daneeyaan Ruushka oo Hub siiya ay Dadka ku caburiyaan iyo Shiinaha oo Lacag kala hadla koo aan ku fara gelin Kuraastooda iyo siday wax uxukumayaan.

    Galbeedka,way ak duwan yihiin oo Siyaasadoodu waxay ka duushaa Laba Qodob oo kala ah Dan iyo Qiime.

    Waa dhab Kenya iyo guud ahaan Afrika,waxaa umuhiimsan meesha dantoodu taalo oo ay fursado ka heli karaan Galbeed ama Bari.

    Maraykanka,waxay kala shaqayn karaan Amaanka.

    Ruushka,waxay wadaagi karaan Ganacsiga.

    Shiinaha,waxay kala shaqaynsan karaan horumarka.

    Balse Madaxda… pic.twitter.com/ExBWMBNHVx

    — Jibril Qoobey (@JibrilQoobey) May 25, 2024

    Qiimaha oo ah qiyamka ay utaagan yihiin ee Dimuqraadiyada iyo Xoriyada,ayaa ah halka ay isku seegaan hogaamiyayaasha Afrika ee aan la tusin Dimuqraadiyad iyo xoriyad.

    Qodobka Labaad ee Danta,way ku shaqeeyaan oo marka ugu danbaysa tooday ka raacdaan,waxaase jira Hay’ado,Ururo iyo Bulsho badan oo gudaha Wadamadooda ah oo kaga hor yimaada Siyaasadaha danaysiga ee Dowladahoodu qaataan.

    Afrika,way baahan tahay,waxayna ubaahi qabtaa hogaamiyayaal aragti iyo han leh.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.