Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Arooskii Gabadha Geelle iyo kulankii Heritage,jawaab miisaaman waxaa unoqday Laascaanood
    Somalia

    Faallo:-Arooskii Gabadha Geelle iyo kulankii Heritage,jawaab miisaaman waxaa unoqday Laascaanood

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 29, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Kulamadii Jabuti ee Arooska Gabadha Geelle iyo Heritage,waxaa jawaab miisaaman unoqday Laascaanood waxa ka socda.

    Aragti ahayd Fadaraalka aan ubadalno Somaliya iyo Somaliland oo Beesha Isaaq oo hogaaminaysa reer Waqooyi iyo Beesha Hawiye oo hogaaminaysa Koonfurta aan ha heshiiyaan,waxaa Dhulka ku jiiday Kacdoonka Laascaanood.

    Dastuurka oo lagu sameeyo Qurba siro,iyadoo laga dhigayo mid ugaar ah Koonfurta,waxaa soo afjaray Kacdoonka Laascaanood.

    Hankii Gooni goosadka,waxaa macno tiray 30-sano kadib Kacdoonka horgal laynta ee Laascaanood oo Shalay haday macno ahaan SL u ahayd Beesha Isaaq Maanta ficil ahaan ayay unoqotay.

    Haduu jiro Ilduuf Siyaasadeed Qarnigan ka dhacay Somaliya,waa midka qabsaday Somaliland.

    Laascaanood waa looga adkaaday SL oo fashil rasmi ah oo aysan kasoo kaban karin ayay dhex fadhidaa,sida xaalku yahay kuma eegan karto haday dagaallantana uga sii daran.

    Ugu yaraan gudaha Magaalada,waxaa galay 900 oo Askari iyo 30-Tikniko ah,Saadka iyo Lacagtuna waa sareeyaan.

    Laascaanood waa ka weyn yahay waxa ka socda intaad malayn karto oo Casharro Siyaasadeed Jaamacadaha lagu qaadan doono,ayaa ka dhacay.

    Daarood Siyaasada Somaliya ma diidin Asal ma doorshe ah loogama dhigi karo.!!

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.