Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Awood qaybsiga Siyaasadeed Ee Wadanka oo looga bahdilay Beesha Daarood
    Somalia

    Faallo:-Awood qaybsiga Siyaasadeed Ee Wadanka oo looga bahdilay Beesha Daarood

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 3, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wadanka awood qaybsigiisu,wuxuu ku fadhiyaa Hab Beeleed ee kuma salaysna Hab Deegaan iyo mid Xisbiyo.

    Beesha Daarood saamigeeda,waxay xaq uleedahay in ay ku matalaan Dad uqalma oo matalaad leh.

    Cadkii ugu sareeyay oo ah Ra’isalwasaaraha Jamhuuriyada,waxuu MW Xasan ka dhigtay Wiil Gacan yare u ahaa oo Shaqadii Dastuurka Fadaraalku siinayay uu toos uqaatay isaga iyo Wiilka reer Burco ee ku xigeenka looga dhigay.

    Magac uyaal lagu buuxsho Kursiga oo Gudoomiyaha Gobolka Banaadir uu ka saamayn badan yahay,ayaa laga dhigtay matalaada ugu saraysa awood qaybsiga Siyaasadeed ee Beesha Daarood.

    Sidoo kale,Wasiiradii awood qaybsiga ku matalayay,waxaa laga dhigay Wasaarado aan miisaan lahayn,Labadii A u ahaa mudo maleh Wasiiro oo waxaa ku adeegta MW iyo kooxdiisa.

    Hab dhaqankan,wuxuu sii kala qaybinayaa Bulshada,wuxuuna abuurayaa,xumaan,kala fogaansho iyo Loolan aan macno lahayn oo aan dhamaad lahayn.

    Somalidu,waxay ubaahan tahay midayn,is aqbalid iyo isqaadasho.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.