Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Beledweyne waxa ka dhacay lama dhayalsan karo!!
    Somalia

    Faallo:-Beledweyne waxa ka dhacay lama dhayalsan karo!!

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 11, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waxa Beledweyne ka dhacay Maanta mahan wax caadiya xaqiiqdii.

    Hotel ay daganaayeen waxgaradkii iyo Siyaasiyiintii diyaarinayay Ciidamo cusub oo la hawlgeli lahaa kuwa Itoobiyaanka,ayay Cagta mariyeen.

    Waxaa niyad jabka xoojinaya,waa in Nisa ay ogaan wayday Gawaarida Qaraxyadu ka buuxaan ee ku jiray Magaalada.

    Sanbalooshe hawshan isagaa isku xirxiray oo Itoobiyaanka heshiiska lasoo galay,isla markaana Beelaha abaabulay,waana Deegaankiisii uu Maalmo ka hor joogay.

    Dadka ku Naf waayay,waxaa ku jira Nabadoono cuslaa oo hormuud u ahaa qorshaha dagaal ee dhanka qoraxsinka looga saari lahaa argagixisada.

    AS awooda cusub ee ay lasoo baxeen mahan wax la dhayalsan karo,waa khatar weyn oo guud ahaan Geeska taabanaysa.

    Labadii Shabelle,waxay u eg tahay in ay kaga adkaadeen Ciidamadii DFS,waxayna si cad ugu wajahan yihiin Muqdisho.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.