Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Bixitaanka Ciidamada Itoobiya iyo Mustaqbalka Maamulka Koonfur-galbeed?
    Somalia

    Faallo:-Bixitaanka Ciidamada Itoobiya iyo Mustaqbalka Maamulka Koonfur-galbeed?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 2, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    18-ka Degmo ee KG ka kooban tahay 14-ka mid ah,waxaa jooga Ciidanka Itoobiya.

    Hadii la saaro Ciidamada Itoobiya,waxay ka dhigan tahay in Shabaab la wareegay Degmooyinkaas.

    Maraykanka oo wata qorshaha Ciidamada Itoobiya looga saarayo Somaliya waa og yahay xogtaas mase kala jecla oo waxa uu leeyahay Dadka Deegaanku,waa in ay iska difaacaan Shabaab.

    R.Galbeedku,way ka niyadjabsan yihiin KG,si gaar ah UK oo KG maalgelisay amnigeeda,waxay qiimaynteedii kusoo ururisay in Ciidanka ugu badan ee Shabaab helo ay yihiin reer KG si walba oo loo taageero aysan iska dhicinayn Shabaab,isla markaana Askariga KG haduu Bil waayo Mushahaar uu galayo Xerooyinka Barakacayaasha ama Shabaab inta uu Tuutaha tuuro.

    Sida muuqata hadaan wax iska badalin qorshaha Maraykanka Ciidanka Itoobiyaanku way ka bixi doonaan Somaliya.

    Maraykanku Itoobiyaanka saamaynteeda Gobolka in uu yareeyo,ayuu ka Shaqaynayaa ,waxaana booskoodii lagu badalay Kenyanka.

    Laftagareen ma badbaadi doono,sababtoo ah awooda rasmiga ah ee uu ku tiirsan yahay waa Itoobiyaanka.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.