Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Booqashada MW Kenya oo saamayn ku yeelatay Somalida
    Somalia

    Faallo:-Booqashada MW Kenya oo saamayn ku yeelatay Somalida

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 25, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    60-Sano ka hor Ra’isalwasaare Somaliyed,ayaa Aqalka Cad si maqaam sare leh loogu soo dhaweeyay,waxaana qaabilay Madaxweynihii Maraykanka.

    60-Sano kadib MW Jamhuuriyada Somaliya,waxa uu kula kulmaa Safiirka Maraykanka Garoonka Magaaladii Caasimada ahayd,iyadoo aan lagu aamini karin amnigiisa Xaruntii Madaxtooyada Qaranka.

    Waa tusaale cad oo loosoo qaadan karo Qaran burburay marka laga hadlayo.

    60-Sano ka hor Kenedy booqashadii Cabdirashiid kadib,waxaa laga hayaa Somalidu waa Dad macno leh ee aan wax la qabano.

    60-Sano ka hor Ra'isalwasaare Somaliyed,ayaa Aqalka Cad si maqaam sare leh loogu soo dhaweeyay,waxaana qaabilay Madaxweynihii Maraykanka.

    60-Sano kadib MW Jamhuuriyada Somaliya,waxa uu kula kulmaa Safiirka Maraykanka Garoonka Magaaladii Caasimada ahayd,iyadoo aan lagu aamini… pic.twitter.com/jyRMKUV6pI

    — Jibril Qoobey (@JibrilQoobey) May 24, 2024

    60-Sano kadib Somaliya,waxay caalamka caan uga tahay Wadankii fashilmay ee tilmaanta ulahaa….

    1.Fakhri.
    2.Jahli.
    3.Amni xumo.
    4.Nidaam la’aan.

    60-Sano kadib Somalidu Qabaa’ilo ayay ukala tagtay,waxayna usii kala jabeen 2024 Sadex Qaybood halka la saadaalinayay isku soo dhawaansho.

    Madaxa CIA oo kula kulmay Xasan Sh.garoonka Aadan cade waxa lagaa sheegay in uu ku yiri waa idin garabgalaynaa ee idinkuna midooba.

    Xasan,waa tilmaanta fashilka Qofka Somaliga ah oo salkiisu yahay hogaan xumo.

    Waxaa la oran karaa Somaligii noolaa 60-Sano ka hor waa ka nasiib badnaa kan hada nool oo waxuu ku beegmay wakhtigii Dahabiga ahaa ee Somalida.

    Rajadu ma dhamaato,waana la filan karaa Somalida oo Qaran qiimo leh wada dhisata.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.