Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Booqashada Xasan Shiikh Ee Itoobiya
    Somalia

    Faallo:-Booqashada Xasan Shiikh Ee Itoobiya

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 12, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xasan,waa danaystay,waxa uuna ka duulayaa tiisa gaarka ah.

    Itoobiya,waxa uu ka rabaa in ay isku soo dhawaadaan oo danihiisa Siyaasadeed ee isaga ugaarka ah ay kala Shaqayso.

    Itoobiya baahi ma qabto sida Xasan oo danaheeda awalba gorgortan kama aysan galayn..

    1.Amnigeeda Qaran,waxaa kow ka ah joogista gudaha Somaliya,gaar ahaan Gedo,Bay iyo Bakool xataa hadaysan qayb ka ahayn hawlgalka Midowga Afrika.

    2.SL iyo PL waxay la leedahay wadashaqayn amaan iyo Ganacsi gorgortana kama galayso la Shaqayntaas.

    Haatan Xasan oo danaynaya xiriirka Itoobiya,wuxuu ku abaal mariyay ka mid noqoshada Hawlgalka Midowga Africa.

    Hal ilhaamo oo Qofka Somaliga ah dareemayo,waa in Nin sheeganaya MW Qaran Somaliyed noqdo Kabo qaad,waxaase taas ugaga filan Qofkii aragti leh Somali mid ah oo wax meel uyaalaan in aysan jirin.

    Turkigu burhaantiisuu umuujiyay Dowladihii ay ku loolalamayeen Geeska Afrika iyo Caalamka Islaamka,sababtoo ah Nin sheeganaya MW Qaran ayuu Qoor Qabad ku geeyay Adis.

    Abiy Bandar buu jiifaa kamana qasna,waxaana Lugihiisa la keenay Nin iswaalayay oo isku dayay in uu la loolamo,isla markaana Eretereya iyo Masar fariin buu udiray oranaysa (Diiqa Geesku,waa Aniga).

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.