Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Booqashada Xoghayaha Arimaha dibada Maraykanka Ee Shiinaha
    Somalia

    Faallo:-Booqashada Xoghayaha Arimaha dibada Maraykanka Ee Shiinaha

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 19, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xoghayaha Arimaha dibada Maraykanka,ayaa booqasho ku tagey Shiinaha ugu danbayn.

    Dhawr jeer ayay baaqatay booqashadiisa Shiinaha sababo jiray aawadood,kuwaasoo lagu xusi karo murankii Baarashuudkii Basaaska ee Hawada Maraykanka lagu arkay iyo Xaalada Taiwan.

    5-sano waa masuulkii ugu sareeyay ee Maraykan ah oo taga Shiinaha.

    Booqashadan,waxay leedahay xiiso gaar ah,waxaana ugu weyn arimaha looga xaajooday Ganacsiga iyo amaanka oo ay ugu horayso arinka Taiwan.

    Shiinaha,waxa uu rabaa in Maraykanku faraha kala baxo arimaha Taiwan oo uu u arko arin Shiinaha gudihiisa ah.

    Sidoo kale Shiinuhu waxuu rabaa in uu Maraykanka la yeesho iskaashiga Ganacsi oo ballaaran.

    Halka Maraykanku Taiwan uyahay Sxb weyn oo ay ka joogaan 50-kun Askari iyo Maraakiibta xanbaarta Diyaaradaha.

    Sidoo kale Maraykanku ma danaynayo in Dhaqaalaha Shiinuhu kobco.

     

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.