Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxaa kala socotaa saamaynta Caalamka Ee Maraykanka?
    Somalia

    Maxaa kala socotaa saamaynta Caalamka Ee Maraykanka?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 23, 2024Updated:October 23, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Awoodaha saamaynta Maraykanka ee caalamka,waxaa ka mid ah…

    1.Nidaamkiisa hab maamul oo lawada qaatay (Dimuqraadiyada).

    2.Luuqadiisa oo lawada isticmaalo.(English)

    3.Dhaqankiisa oo ah Filimadiisa.(Holly Wood)

    4.Cuntadiisa oo caalami ah (KFC iyo MCDonalds)

    5.Tiknoolajiyada (Google iyo Microsoft)

    6. Milleteri ahaan,waa Wadanka kaliya ee awoodi kara Cirifyada caalamka in uu Ciidankiisa Saacado kaga hawlgeliyo.

    Maraykanku waa dhaqaalaha ugu xooga badan caalamka,waxaana Dalkiisa ku yaala hay’adaha dhaqaalaha Aduunka maamula sida..

    1.IMF
    2.World Bank.
    3.WTC.

    Sidoo kale,wuxuu Gacanta ku hayaa IBAN iyo Swift oo la’aantood uusan Bangi Shaqayn karin Caalamkan.

    Wuxuu kaloo leeyahay Lacagta sida caalamiga ah wax loogu kala iibsado loona kaydsado,waana Lacagta ku qiimaysan Saliida caalamka.

    Dhaqaalaha usoo xarooda Sanadkii,waxuu ka badan yahay baahida Dadkiisa,taasoo ka dhigaysa Qani.

    Maraykanka iyo saamayntiisa Wajiyada badan ee caalamka ma jiro Wadan buuxin kara,isla markaana loogama maarmo…..

    B.Ilaalinta Dimuqraadiyada.
    T.Ilaalinta Shuruucda caalamiga ah.
    J.Ilaalinta Xuquuqda Bini’aadamka.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.