Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Caabudwaaq kaligeed miyaa Hub Sharcidarro ah haysata?
    Somalia

    Faallo:-Caabudwaaq kaligeed miyaa Hub Sharcidarro ah haysata?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 16, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Markii Hubka ay siisay Villa Somaliya Beelaha Galmudug qaybo ka mid ah lasoo celiyo,ayaa kan Beesha Waqooyiga Galgaduud xooga ku qaadatay lasoo celinayaa.

    Balse in Beelaha kale ee Galgaduud la dega Diyaarado loogu raro Hub oo waliba loo Sharciyeeyo,iyagana la yiraahdo soo celiya cid yeelaysaa majirto.

    CW hadii xoog lala aado,waxay Somaliya si buuxda ugalaysaa dagaal sokeeye oo Beelaha Daarood iyo Hawiye ah.

    Si buuxda,ayaa looga gardaran yahay Reer CW,waxaana loola dirirayaa sinji ahaan,hadii ay dhacdo in awood Ciidan lala aado.

    Fashilka dhacay mahan mid hada bilowday ee waa soo socday,waana la ogaa in ay waxaan oo kale dhacayaan.

    Waxaa la joogaa markii si cad loogu sheegi lahaa Xasan in uu iscasilo,sababtoo ah waa ku fashilmay hogaam9nta Wadanka…..

    1.Maamuladii Dowladnimada,waa ku fashilmay.
    2.Dhaqaalihii Musuq,ayuu ku maamulay.
    3.Hubkii iyo Saanadiina Beeluhuu ku hubeeyay.

    Badbaadada Somaliya waa Xasan oo taga dibna Siyaasada usoo gelin isaga iyo waxa la midka ah.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.