Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Cali Wajiis ma waxbuu taray Xasan Shiikh mise waxbuu udhimay?
    Somalia

    Faallo:-Cali Wajiis ma waxbuu taray Xasan Shiikh mise waxbuu udhimay?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 13, 2024Updated:June 13, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Hadaad maqasho ufadwoode Nin Kursi ku fadhiya ama Wadaada la Shaqaysta nidaamyada,waa Cali Wajiis.

    Diintii micnaheedii,ayuu ku fariisinayaa rabitaanka Ninka Kursiga jooga markaas.

    Aqoontii iyo Balaaqadii rabi geliyay,ayuu iibsanayaa oo sarifanayaa halkii uu xaqa ugu adeegi lahaa.

    Nasiib wanaag Xasan fashilka iyo dhabar jabka ka raacay arinka Qabuuraha,waxay noqotay taariikh aan ka hari doonin Sinjigiisa danbe.

    Dadka Somaliyed meel ay joogaan xataa kuwii Qabyaalada ku taageersanaa,waa kaga fogaadeen,waxaana si qurux badan uga faa’idaystay Mucaaradkii oo idil,gaar ahaan Nabad iyo Nolol oo arimaha caadifadaha ku salaysan dhexmarta.

    Cali Wajiis fadwo Xasan Dhulka dhigtay oo dabooshay Kaararkii xataa uu ka dhigan lahaa fursadaha oo ay ugu danbaysay Xubinimadii Golaha amaanka,ayuu sameeyay.

     

    https://x.com/JibrilQoobey/status/1801179239892337067?t=fnU2rUaoQFXNfttlLhiC9g&s=19

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.