Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Caqabadaha hor yaala gooni istaaga Sool?
    Somalia

    Faallo:-Caqabadaha hor yaala gooni istaaga Sool?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 14, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Sool in ay kaligeed meel istaagto’waxaa hor taagan caqabado waa weyn sida Somaliland u hor taagan yihiin caqabado gooni istaageeda…

    1.Dastuurka Fadaraalka ah.

    2.Somaliland iyo doodeeda Dhulkii British SL.

    3.Danaha reer Galbeedka ee Geeska Afrika.

    Sool uma babac dhici karto caqabadaha ku wareegsan hardankooda,waxaana danteeda ku jirtaa oo ay ku badbaadi kartaa kasii mid ahaanshaha Puntland.

    Hadii ay ka baxdo PL waxay noqon doontaa in SL ay cidlo ka hesho Milleteri ahaan iyo Siyaasad ahaan,iyadoo ay jujuubayaan DFS iyo BC.

    Hadalkii Firdhiye ku hadlay,waxuu ahaa mid ka baxsan Diblomaasiyada oo dhabarjab ku ah danaha Siyaasi ee Sool,isla markaana fursad siinaya SL.

    Dhanka PL ,waxaa haysta cadaadis uga imaanaya reer Galbeedka,kaasoo ku aadan Sool iyo arinkeeda,waxaase waajib ku ah in aysan meel cidlo ah uga tagin Sool,iyadoo hadana tixgelinaysa danaheeda xiriir ee Beesha Caalamka.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.