Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faallo:-Colaada Sudan Puntland qayb kama ahan
    Sudanese security forces ensure security during a rally upon the arrival of Sudanese president for a visit in al-Geneina, the capital of the West Darfur state, on April 2, 2016. - Omar al-Bashir started a tour of Darfur on April 1, 2016 ahead of a referendum on whether to keep the conflict-torn western area as five states or to create one united region. Bashir -- who is wanted over war crimes allegations in Darfur -- said he is holding the vote under a 2011 agreement between Khartoum and some of the rebel groups that have been battling his forces for more than a decade. (Photo by ASHRAF SHAZLY / AFP)
    Puntland

    Faallo:-Colaada Sudan Puntland qayb kama ahan

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 31, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Siyaasiyan Imaaraadku,waa Dowlada Maanta ugu saamaynta badan Somaliya,waxayna xiriir wanaagsan la yeelatay qaybaha Somalida oo ay ugu horayso Dowlada dhexe.

    Dacaayada oranaysa ( Bosaso garoonkeeda,ayaa loo isticmaalaa dagaalka sokeeye ee Sudan),waa mid ay maalgeliyaan Turkiga iyo Qatar.

    Colaada Sudan ka socota PL qayb kama ahan,isla markaana masuul kama ahan Dowlad ay sxb yihiin oo ku lugleh dagaalkaas.

    Mid kalana ogaada siyaasadu arxan malahan,sidoo kalena mahan oo kaliya qayb wanaagsan ee waxay leedahay qaybo xun oo hadana laga shaqeeyo haday kula gasho.

    Heshiiska Imaaraadku kula shaqeeyo PL khatar kuma ahan gudaha PL iyo dibada Umadaha kale,waxaana saxiixay Xasan Shiikh oo matalaya Madaxwrynaha DFS.

    Sudan,waa Dad aan isku dhownahay,balse haatan burburay oo dhexdoodii aan isbixinayn,waxaan ka badali karnana aysan jirin.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.