Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Cududa Ciidan Ee PL oo si weyn ukobocday
    Somalia

    Faallo:-Cududa Ciidan Ee PL oo si weyn ukobocday

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 1, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xaqiiqdii PL Maanta,waxay yeelatay Cudud Ciidan oo dhisantay.

    Ku dhawaad 8000- Askari oo heegan ah kuna hawlgali kara Saacado gudahood,iyagoo ku dhaqaaqaya hal amar,ayaa diyaarsan.

    Ciidamadaas,waxay ku qalabaysan yihiin Hub casri ah oo ay ku jiraan Diyaarado dagaal iyo Hubkoodii hore oo loo dayactiray.

    Waxaa cajiib ah in Sxb-da caalamka ee Maraykanku ugu weyn yahay ay ku qanceen,isla markaana aqbaleen la hawlgalidooda

    Maraykanku,wuxuu Gacanta ku hayaa dhismaha Saldhig balaaran oo Garoonka Bosaso uu ka dhisanayo,kaasoo ay haatanba joogaan Ciidamo Maraykan ah.

    Waxaa xusid mudan in Maraykanku ku qancay CDPL oo uusan danayn la shaqaynta hay’ad gaar ah,waxayna toos ula hawlgalayaan Taliska CDPL.

    Sidoo kale,waxaa CDPL la shaqeeya Quwado kale oo laga xusi karo Ingiriiska iyo Faransiiska.

    Tixgelin gaar ah,waxaa leh Dowlada Imaaraadka oo doorkeeda ay Bulshada PL uhayso abaal iyo xurmo.

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.