Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faallo:-Dabka uga shidmay Xamar Xasan halkee la aadi doonaa?
    Puntland

    Faallo:-Dabka uga shidmay Xamar Xasan halkee la aadi doonaa?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 26, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xilligii loo baahnaa ayay ku bilaabatay Xasan,waxaana sii dilay fursadaha uu bixiyay.

    Mucaaradka Xamar,waxay ka faa’idaysanayaan “Garab istaaga Shacabka iyo diidmada caburinta”.Waxay ugu yeereen.

    Xabadii Saldhiga ka dhacday,waxay u ahayd fursad weyn oo uu bixiyay Xasan.

    Waxaa kaloo sugaya furitaankii Baarlamaanka oo Wadnaqabad ku ah maadaama Xildhibaano 100 ku dhow abaabulan yihiin.

    Ilaa iyo hada Xasan mid,waa looga guulaystay oo laga fashiliyay,waana Shirkii QM in uu tago,isagoo muujinaya Somali midaysan oo aysan jirin cid ka daba qaylinaysa.

    Maalmaha soo socda,wuxuu isku dayi doonaa in uu Indhaha ka jeediyo Xamar oo ku jiheeyo PL iyo JL,isagoo isku sii dayn doona Kismaayo.

    Sidoo kale,PL,ayuu isku dayi doonaa in uu buuq ka abuuro oo qolyaha Lacagta uga qaata Ciidan baan kuugu haynaa gudaha PL,ayuu amri doonaa in ay wax dhaqdhaqaajiyaan.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.