Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Dagaalka Laascaanood doorkii Deni,ayuu tabayaa !!
    Somalia

    Faallo:-Dagaalka Laascaanood doorkii Deni,ayuu tabayaa !!

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 8, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ugu yaraan 3000 oo Askari iyo 200 oo Gawaarida dagaalka ah oo haysta Saanadii ay ku dagaallami lahaayeen 6-bilood,ayaa ku xiran in ay dhaqaaqaan Amarkiisa oo qura.

    Aadbay ufiicnaan lahayd in uu dagaal shaaciyo dhanka Tukaraqna culays ka saaro Nimanka Gooja-cade ku jira.

    Maxayse kuugu taal Ciidamo ku dhow 70-Gaari,ayuu Caasimada ukeenay socodsiinta Diiwaangelinta,hadana,waxuu soo amray 30-kale oo Sanaag jooga.

    Xerada Ciidamada Badda,ayuu dhex degan yahay oo marna Qoraxda isku dhigayaa marna Badda ku dabaallanayaa.

    Si aan Sawir looga qaadin,waxaa xataa Kamerooyinka laga ururshay ilaaladii gaarka ahayd oo hoose.

    Taleefoonada Saacad-Saacad buu udaminaya oo udaarayaa oo kuna soo jawaabayaa,waa kugu soo celinayaa.

    Marxuumka Siyaasada weeye Ninka aan ka hadlayo.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.