Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Dardargelinta Shaqada Dowladnimada oo Puntland baahi weyn loo qabo
    Somalia

    Faallo:-Dardargelinta Shaqada Dowladnimada oo Puntland baahi weyn loo qabo

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 17, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dardargelin fiican baa ka muuqata Dowlada PL oo Deni xantii ahayd in uu fasax galayo oo Imaaraadka aadayo markuu Golaha Wasiirada dhiso,waa soo yaraanaysaa.

    Niyad jab ayay ahaan lahayd in MW nasasho u aado Dhul raaxo leh,iyadoo Bulshadu ubaahan tahay adeeg Dowladnimo oo isagu hormuud uyahay.

    PL waa Deegaan Xasiloon,nidaam udhisan yahay oo Bulshadu tahay Dad Nabadeed oo fahansan Dowladnimada,waxayna ubaahan yihiin Madax si daacad ah oo Wadaniyad leh ugu adeegta.

    Si gaar ah,waxaa laga rabaa Madaxweynaha in uu badalo dhaqamadiisii hore ee ay ka mid ahaayeen….

    1.Albaabadiisa xiran.
    2.Talada aan lala lahayn.
    3.Dabacsanaan la’aanta.

    Dowlada Puntland wax weyn ayay qaban kartaa haday si daacad ah u hawlgasho.

    Shaqada Dowladnimada ayay muhiim utahay hab dhaqanka Madaxweynuhu muujiyay haatan,waana ku amaanan yahay.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.