Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Deni iyo dadaalkiisa xaalmarinta Isimada Puntland
    Somalia

    Faallo:-Deni iyo dadaalkiisa xaalmarinta Isimada Puntland

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 9, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Deni Maalmaha uharay haduu sharaf kusii dhamaysanayo oo dhamaan Isimadii uu la dagaallamay xaalmarinayo,iyadoo lays cafiyayna uu anba baxayo waa wax fiican.

    Balse xod-xodasho uu ku raadinayo mudo xileed uu Kursiga kusii joogo mid soconaya ma’ahan.

    Hal Maalin laguma dari karo,waana khasab 8-da Janaayo in Doorashada Madaxweyne ay ku qabsoonto.

    Sidoo kale Bisha Sagaalaad waa in uu kala tagaa Golaha Baarlamaanka Dowlada Puntland.

    Dimuqraadiyada ugu weyn ee aan haysano,waa doorashada noogu qabsoonta xiligeeda iyo awooda sida nabada ah loola kala wareego.

    Deni waa Mayd Siyaasadeed lamana sii xanbaarsanaan karo oo laguma ilaalin karo in uu yahay Madaxweynaha Puntland.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.