Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Deni ma wuxuu rabaa in uu raali gelin siiyo Farmaajo?
    Somalia

    Faallo:-Deni ma wuxuu rabaa in uu raali gelin siiyo Farmaajo?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 21, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha PL Sacid Cabdullaahi Deni oo ku casumay Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Garowe si uu uga raali geliyo khilaafkii Doorashooyinkii 2022.

    Safarka Maanta Farmaajo ku tagayo Garowe,waxaa loo arkaa mid aan waxdan ah Puntland iyo Shacabkeeda ugu jirin.

    Shalay sidaas oo kale Xasan Shiikh iyo kooxdiisa oo Xamse ka mid ahaa,ayaa Garowe saas loogu soo dhaweeyay,iyaga oo mucaarad ku ahaa Farmaajo oo xiligaas ahaa Madaxweynaha Federaalka.

    Maanta waa isla sidii Puntland ma waxay noqotay maliibaanayaasha lagu liibaano?

    Mawaan casharkii hore wax laga baran Puntland waa inay Danta shacabkeeda ka shaqaysaa.

    Villa Somalia iyo Puntland waa in loo arkaa Laba isku maqaama oo siman,gaar ahaan wakhtigan xasaasiga ah.

    Deni wax badan uma kordhin weli waa damiinkii Siyaasadeed.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.