Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Deni oo ka leexiyay jihada Siyaasada PL isbahaysigii Beesha Ogaadeen
    Somalia

    Faallo:-Deni oo ka leexiyay jihada Siyaasada PL isbahaysigii Beesha Ogaadeen

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 20, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ra’isalwasaarihii hore Shirdoon,ayaa soo gaaray Garowe si uga qaybgalo Caleema saarka Madaxweyne Deni.

    Horay,waxaa ujoogay Madaxweyne xigeenkii Galmudug iyo wefti la socda.

    Dhanka Dhaqanka,waxaa jooga Garowe Ugaaska oo hogaaminaya wefti balaaran.

    Madaxweyne Deni,waa lasoo marsiin waayay in uu toos ula hadlo Xamse iyo Axmed Madoobe oo uu ku casumo Xaflada marka laga soo tago Email-ka loo wada diray dhmaan Marti sharafta.

    Si rasmi ah,ayuu ficil ugu badalay fikradii ahayd Siyaasada PL haloo jiheeyo Maraeexaan markay timaado midaynta Beesha Daarood.

    Siyaasada,waxaa PL ku hogaamiya Madaxweynaha Kursiga ku fadhiya markaas,waana lagu khasban yahay meeshuu aado kaliya talaa lagu kabi karaa.

    Ogaadeen,waxaan dhisnay JL oo aan Gacanta ugelinay kuna ilaalinay,xasilka kasoo baxay,wuxuu noqday Geed Weyn oo aan Harlahayn.

    Soo dhaweeya Siyaasada Istiraajiyada Beesha Daarood ee PL oo markan ujihaysatay Beesha Mareexaan iyo isqaadasho cusub.

    Harti-Sade=HAS.

    Jibiril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.