Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Deni oo Siyaasiyan markale ka adkaaday Mucaaradka Hubaysan
    Somalia

    Faallo:-Deni oo Siyaasiyan markale ka adkaaday Mucaaradka Hubaysan

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 7, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Deni oo doorasho raba 8-da Janaayo iyo Mucaaradka oo leh sii joog aan sii murannee??!!

    Markale,ayuu ka adkaaday oo ku qaawiyay Somalida horteeda kuwa sheegta Mucaaradka PL.

    Saakay,waxuu gaarsiiyay in ay iyagu ka shaqeeyaan mudo kordhin iyo in uu Kursiga kusii fadhiyo.

    Markaan lahayn kuwa Deni wax ku haysta ma’ahan qaan gaar Siyaasadeed dad baa diidanaa,saw Maanta idinma cadaan.

    Maxamud Shido iyo Xasan Shire,Waa,ayaa ku baryay mana aysan filayn in Deni go’aankan qaadan karo.

    Lacag ay doorasho ku galaan mahayaan,haday xataa helaana cid dooranaysaa majirto,waxa kaliya ee ay wax ku heli lahaayeen waa qaxa shacabka Garowe,iyadiina waa lasoo afjaray.

    PL kuma sii jiri karto hubanti la’aan iyo koora ogadood in ay sii saarnaato,waana dhamaatay xilligii loolanka,waxaa la gaaray markii loo shaqayn lahaa mustaqbalka.

    Udiyaar garow doorasho hadaad han leedahay,waxna kuu diyaarsan yihiin.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.