Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Deni oo udiyaar garoobaya ku dagaallanka Kursiga Madaxweyne
    Somalia

    Faallo:-Deni oo udiyaar garoobaya ku dagaallanka Kursiga Madaxweyne

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 24, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Deni,waa ka go’an tahay in uu ku diriro Kursiga.

    1400-Askari oo iskugu jira qaybo kala duwan oo Ciidanka ah,ayuu Garowe heegan ku geliyay…

    1.350-Ciidanka Badda ah.

    2.500-Ciidanka Madaxtooyada ah.

    3.400-Ciidanka Daraawiishta oo ay ku jiraan ku dhawaad 300 oo Ciidankii Eretereya lagu soo tababaray ee Xasan Sh.ruqseeyay ah.

    4.130-Ciidanka PISF ah.

    Bosaso,waxuu udiyaarsaday si guud Ciidanka Badda oo ay ka hoos shaqaynayaan Booliska iyo Ciidamo Xaaji Bakiin hoos taga.

    Mudug culays kama haysto,waxaana sugida amnigeeda ku filan Booliska caadiga ah.

    Khariiradaaa Gudiga Doorashadu soo saaray,ayuu ku hawlgalayaa oo Bisha 2-Aad,waxay dalban doonaan mudo kordhin 4-Bilood oo kale ah.

    Deni,waxuu taagan yahay Kursiga,waxaa igu haysta Beesha MS Siyaasiyiin kasoo jeeda,waana ku laynayaa.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.