Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Deni oo xirfad Siyaasadeed heerkeedu sareeyo la dheelay Musharaxiinta
    Somalia

    Faallo:-Deni oo xirfad Siyaasadeed heerkeedu sareeyo la dheelay Musharaxiinta

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 1, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xirfad Siyaasadeed,ayaa ka dhacday Puntland oo aan abid ka dhicin Somaliya inteeda kale laguna qaadan doono Jaamacadaha.

    Wixii la doono hala sheego ee Deni,wuxuu dheelay Qoobka Ciyaar Siyaasadeed oo culus.

    90% Xildhibaanada Mudug ishaysi kama jiro.
    100% Xildhibaanada Nugaal ishaysi kama jiro.
    90% Xildhibaanada Karkaar ishaysi kama jiro.
    100% Xildhibaanada Sool ishaysi kama jiro.
    90% Xildhibaanada Bari ishaysi kama jiro.
    90% Xildhibaanada Sanaag ishaysi kama jiro.
    100% Xildhibaanada Gardafuu ishahaysi kama jiro.

    Isku cel cells 90% Xildhibaanada guud ahaantood lagama daba qaylinayo,waxaana lagu suurta geliyay xirfad.

    Gudoomiyaha Gudiga khilaafaadku,isagaa is badbaadinayay oo u been guurayay Musharaxiinta uu Gacan toogleeyay ee Dowlada wax badan,ayuu la ogaa.

    Musharaxa kaliya ee wax la fahansanaa Deni oo shaqaysanayay,wuxuu ahaa Xasan Shire oo xataa adeegsaday Xubintii Deni ehelka dhow la’ahayd,balse xogtiisa waa la helay,waana laga kala daadiyay shaqadii uu qabsaday.

    Haatan waxa kaliya ee ufuran Musharaxiinta,waa in ay wajahaan Doorashada lana yimaadaan xirfad ka saraysa mida Deni oo aan ahayn Madaxtooyadaa lagugu imaanayaa.

    Xaqiiqdii Deni,waa wajihi karaa Ciyaaro Siyaasadeed oo heer caalami ah.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.